Madaalihii Waaberi oo geeriyooday

Allah ha u naxariistee Madaailhii Waaberi Cumar Shooli oo geeriyooday

Allaha u naxariistee waxaa caawa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Fanaankii weyn ee Soomaaliyeed Cumar Cabdulle (Cumar Shooli), oo loo yaqiin Madaalaha Hobollada Waaberi.

Cumar Shooli ayaa ka titsanaa kooxda fanaaniinta Qaranka ee Waaberi, waxuuna maalmihii lasoo dhaafay Fanaanku ku xanuunsanayey magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Marxuumka ku geeriyooday ayaa ku geeriyooday isbitaalka Yeldameri ee magaalada Muqdisho, oo maalmihii u dambeeyay lagu daweenayey

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top