WARARKA

DOWLADDA SOOMAALIYA OO KA WALAACSAN IN CORONAVIRUS SI DEG DEG AH MUQDISHO UGU FAAFO

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya, ayaa walaac xooggan ka muujisay faafidda cudurka Coronavirus oo laga cabsi qabo in uu si xawliya ugu faafo magaalada Muqdisho. Dr. jalaaludiin Yuusuf Axmed oo ka tirsan saraakiisha sare ee Wasaaradda Caafimaadka dowladda federaalka oo wareysi siiyay warbaahinta lagu magacaabo DALSAN, ayaa sheegay in magaalada Muqdisho ay wajihi doonto todobaadyo xanuun …

DOWLADDA SOOMAALIYA OO KA WALAACSAN IN CORONAVIRUS SI DEG DEG AH MUQDISHO UGU FAAFO Read More »

Jabhad kale oo kasoo baxday Somaliland

Wararka laga helayo gobolka Sanaag ayaa sheegaya in jabhad hubaysan oo ka horjeedda maamulka Somaliland ay u soo tallaabtay dhinaca Puntland kadib markii ay maalmahan taba-barro ku qaadanaysay degaanka Garabcad oo ka tirsan degmada Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag. Dadka magaalada Xiingalool ee gobolka Sanaag ayaa laga soo xigtay in jabhadda hubaysan oo taageersan boqor …

Jabhad kale oo kasoo baxday Somaliland Read More »

Gaadiid dagaal oo badan oo gaaray Beled-Xaawo iyo wararkii ugu dambeeyey

Gaadiid dagaal oo ay leeyihiin ciidamada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xalay gaaray degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo oo dhowaan ay qabsadeen ciidanka federaalka. Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Caasimada Online u sheegay in gaadiidka halkaas gaaray ay yihiin kuwa shalay ay diyaaradda ka dejisay garoonka Doolow, kadib markii laga qaaday magaalada Muqdisho. Xogtan …

Gaadiid dagaal oo badan oo gaaray Beled-Xaawo iyo wararkii ugu dambeeyey Read More »

Morgan iyo Saraakiil kale oo dhisaya Ciidanka Puntland

Maamulka Puntland ayaa howl geliyey Saraakiishii Qaranka Soomaaliyeed hogaamin jirtay kuwoodii darajoodhanka uGu sareeya Ciidanka ka gaaray. Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Den, ayaa howal-galiyay Khuburo Ciidan Oo Dalka Soomaaliya ka gaaray meel-sare, Si loo dhiso Ciidan Puntland ah Oo Astaan Ciidan leh. Saraakiishan loogu yeeray Puntland ayaa waxa ka maqan Jeneral Cabdulaahi ilko jiir, oo …

Morgan iyo Saraakiil kale oo dhisaya Ciidanka Puntland Read More »

SSC,Waa Puntland Waligoodna Kamid Ahaanayaan

Jaamac Yaasiin oo kamid ah qurba-jooga SSC oo ka hadlayay xuska daraawsiihtii ayaa soo hadal qaaday maamulka somaliland oo uu sheegay inaysan waxba iskugu jirin,wuxuu kaloo uu soo hadal qaaday in khaatumo ahayd barnaamij dadka lagu jahwareerinaayay oo somaliland lagu shubaya wuxuu kaloo uu sheegay in degaanada Sool Sanaag iyo cayn ay kamid yihiin maamulka …

SSC,Waa Puntland Waligoodna Kamid Ahaanayaan Read More »

Scroll to Top