WARARKA

Shirka Jaraaid Ee Berito Beesha Ugaadhyahan…..

Gudaha magaalada laascaanood waxaa laga dareemayaa qaban-qaabada shir saxaafadeed ay maalinta berito oo ku beegan 26 August 2020 ay qaban doonaan gudiyada beesha ugaadhyahan ayna kaga hadli doonaan dhacdooyinkii ka dhacay degaanada ay shaqaaqadu ka dhacday iyo qaabkii loo gali lahaa nabadaynta beelaha walaalaha ah. Xalinta dhibaatooyinka beelaha walaalaha ah ee isku abtirka ah waxaa …

Shirka Jaraaid Ee Berito Beesha Ugaadhyahan….. Read More »

( Video) Midnimada Walaalaha Maxamuud Garaad Waxba Yeeli Mayso Cod whatsapp Laga Duubo Iyo Fariinta Elmi Naaleeye

Dad badan baa ku shuraaka ah waxa ka dhacaya dhulka degaanada sool sanaag iyo cayn oo jecel in dadka islaayaan waana siyaasad laga soo guuriyay maamulada hareeraha waxaan ku baaqaynaa in la joojiyo codadka been abuurka ah ee iska horkeena beelaha walaaha ah   Halkan Ka akhri halka ay marayso nabadaynta beelaha Siyaad Maxamuud  

Goorta Uu Furmayo Shirka Nabadaynta Beelaha Siyaad Maxamuud…….

Shirka  nabadaynta  beelaha  walaalaha ah  ee Siyaad Maxamuud ( Jaamac Siyaad) Iyo (Ugaadhyahan Siyaad) ayaa lagu wadaa inuu furmo 48 saac ee soo socda iyadoo qaban qaabada si habsami leh u socdo laguna wado in lagu gudo galo garnaqa labada dhinac tabashooyinka iyo mad-madowga soo kala dhex-galay ee soo noq-noqday. Shirkan oo ay gar wadayn …

Goorta Uu Furmayo Shirka Nabadaynta Beelaha Siyaad Maxamuud……. Read More »

Sawirro: Siciid Deni oo bilaabay qorshe cusub, kadib heshiiskii Dhuusamareeb

Madaxwweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullahi Maxamed (Deni) oo aan ka qeyb-gelin shirkii Dhuusamareeb 3 ayaa haatan bilaabay qorshe cusub iyo la tashiyo ku aadan doorashooyinka Soomaaliya ee 2020/2021. Siciid Deni ayaa xalay kulan is-xog wareysi ah xalay la qaatay ururada bulshada rayidka, madaxda ururada siyaasadda, aqoonyahanada iyo waxgaradka Puntland. Ugu horreyn m adaxweynaha ayaa …

Sawirro: Siciid Deni oo bilaabay qorshe cusub, kadib heshiiskii Dhuusamareeb Read More »

Farmaajo oo hubeeyey SNM

Farmaajo oo Jabhadda SNM ugu deeqay Malaayiin , halkii JIdkii Ceel Daahir uu weli ku hayo cunaabatayn iyo shuruud ah in mafrka hore Puntland lagu kala yago. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Ayaa Deeq lacag ah oo Baanka aduunku siiyay Soomaaliya,u qeybiyay maamulada Dalka Soomaaliya, Lacagta Ugu Badan Ayuu Madaxweyne Farmaajo, siiyay Maamulkii ugu Cadow-Sanaa …

Farmaajo oo hubeeyey SNM Read More »

Xog ku saabsan weerarkii xabsiga dhexe ee Xamar iyo qaabkii hubka loo geliyay

Warar dheeri ah ayaa kasoo baxaya weerarkii Isniintii ka dhacay gudaha xabsiga dhexe ee Xamar, kaasoo ay maleegeen maxaabiistii xabsiga lagu hayay oo qaarkood ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab oo xukunno kala duwan lagu riday. Sida ay ogaatay Caasimada Online, waxaa weerarkaasi loo adeegsaday bambaanooyin iyo bastoolado, taasoo sababtay in ay dheeraado soo afjarida weerarkaasi oo …

Xog ku saabsan weerarkii xabsiga dhexe ee Xamar iyo qaabkii hubka loo geliyay Read More »

Scroll to Top