WARARKA

Ciyaartooy 90,000 oo Soomaali ah afur cunto ah ugu deeqay

Ozil oo 90,000 oo qof oo reer Muqdisho, Somaaliya cunto Af-fur ah ugu deeqay Ciyaaryahanka Mesut Ozil, oo asalkiisu ka soo jeedo dalka Turkiga ayaa ugu deeqay $101,000 hay’adda laanqeerta cas ee Turkiga, si ay 90,000 oo cunto Af-fur ah ugu qaybiyaan Soomaaliya, taas oo lagu qaybin doono magaalada Muqdisho. Sidoo kale wuxuu gargaar cunto …

Ciyaartooy 90,000 oo Soomaali ah afur cunto ah ugu deeqay Read More »

Xiisada u dhexeysa ciidanka Soomaaliya iyo kuwa Kenya ee xadka oo sii xoogeysatay

Wararka ka imaanaya xadka kala qeybiya Soomaaliya iyo Kenya ayaa sheegaya in markale xiisad u dhexeysa ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Kenya laga dareemayo deegaanada dhaca xadka labada dal. Xiisadaan dib u soo cusboonaatay ayaa timid, kadib markii la sheegay in ciidamo ka tirsan kuwa Soomaaliya ee ku sugan duleedka degmada Beled-xaawo ay Bam-Gacmeed ku …

Xiisada u dhexeysa ciidanka Soomaaliya iyo kuwa Kenya ee xadka oo sii xoogeysatay Read More »

Wakiilka Middowga yurub u fadhiya Dowlad Goboleedka Puntland, Dr. Mahamed Awad Abbas, oo baaq deg deg ah ka soo saaray fatahaadaha QARDHO

BAAQ DEG- DEG AH QARDHO !! Wakiilka Middowga yurub u fadhiya Dowlad Goboleedka Puntland, Dr. Mahamed Awad Abbas, oo baaq deg deg ah ka soo saaray fatahaadaha QARDHO Bredene – Belgium.  Wakiilka Puntland ee Midowga yurub Mudane MA Abbas oo ka tacsiyeeyay musiibada naf iyo maalba leh ee ka dhalatay daadadkii ku fatahay magaalada Qardho …

Wakiilka Middowga yurub u fadhiya Dowlad Goboleedka Puntland, Dr. Mahamed Awad Abbas, oo baaq deg deg ah ka soo saaray fatahaadaha QARDHO Read More »

Qaylo Dhaan Ka Dhan ah Maamulka Snm Soomaaliland

سم لله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله و بركاته. Ku. Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliyeed Ku. Beesha Caalamka UN Ku. Xafiiska Qaramada Midoobay UN u Qaabilsan Arimaha Soomaaliya Ku. Baanka Aduunka Ku. Midowga Afrika Ku. Dawladaha IGAD Qaylo Dhaan Ka Dhan ah Maamulka Snm Soomaaliland 22/4/2020 ******** Annagoo Ku Hadlayna Codka Shacabka Waqooyi Bari …

Qaylo Dhaan Ka Dhan ah Maamulka Snm Soomaaliland Read More »

Horgalada Oo Diiday Joojinta Qaadka Iyo Culimada Oo Diiday Xidhitaanka Masaajida

Shiikh Cabdinaasir Xaaji Axmed waa Shiikhul cilmiga gobolka Sool oo si adag uga soo horjeestay in Masaajidyada la xidho. “Maamulka Waxaa u yaala arimo kale oo waaweyn oo ay ugu horeyso Diyaarada Ethopia oo qaadla keenayso in ay Joojiso , Laascaanood Waxaa lagu diley 40 qof ka badan ee warkeeda keena Laakiin Masaajidada waa meesha …

Horgalada Oo Diiday Joojinta Qaadka Iyo Culimada Oo Diiday Xidhitaanka Masaajida Read More »

Scroll to Top