WARARKA MAANTA

Orod ugaandhiiska ayaa kuu waramaya Faysal cali waraabe

Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Farmaajo uu doonayey wadahadalkii ka dhacay Jabuuti ee u dhaxeeyay maamulka Hargeeysa iyo Dawladda Federaalka uu Farmaajo uga dan lahaa in doorashada uu ku gallo. Faysal ayaa sidoo kalle sheegay in dawladdii faqashta ay rideen ayna doonayaan in caalamka ay si toos ah ulla xiriiraan. Faysal oo ah nin …

Orod ugaandhiiska ayaa kuu waramaya Faysal cali waraabe Read More »

Odayaal Si Wadajir ah Baaq Nabadeed U Soo Saaray Arintii

Odayal labada beelood beel kamida ayaa baaqan diraya. Waxaanu leenahay intii ku dhimatayna Illaahay ha u naxariisto. Intii ku dhawaacantayna Illaah ha u boogadhayo. Waxaaan kaloo tasci tiiraanye leh u diraynaa eheladii, qaraabadii intii ku geerooyootay dagaalkaa nasiib darada ah. Waxaan ku boorinaynaa Garaadada, Cuqaasha iyo dhamaan waxgardka deegaanka inay u guntadaan nabaydaynta iyo heshiisiinta …

Odayaal Si Wadajir ah Baaq Nabadeed U Soo Saaray Arintii Read More »

70sano ka hor Lascanod Nolol Nooceeya ayaa lagu Nool Taariikho badan oo aadan ogayn kaga bogo.

1960kii Lascanod sidee ayay ahayd? Shirkadi Maraykanka ahayd ee Wakhtigii Madaxweyne Cabdirashiid Cali Sharmaake Lascanod Tuugada kusoo Gashay Maxay Rabtay? Safarkii Madaxweyne Cabdirashid ee ugu Horeyey Lascanod Maxay is weydaarsaden Odaysha Deegaanka? Kumuu ahaa ninkii Reer Lascanod ee Kaligii Guriga Dhisay iyadoon Cidina Caawin maxase ku Kalifay? Doorashooyinkii Dowladihi Dhexe ee Somaliya Sidee ayay dadku …

70sano ka hor Lascanod Nolol Nooceeya ayaa lagu Nool Taariikho badan oo aadan ogayn kaga bogo. Read More »

Scroll to Top