Uncategorized

Xog: Madaxii warfaafinta xafiiska ra’iisul wasaaraha oo shaqada ka tegay

 Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka helnay xafiiska ra’iisul wasaaraha ayaa sheegaya inuu is-casilay agaasimhihii warfaafinta iyo xiriirka bulshada ee xafiiska Calinuur Salaad. Calinuur Salaad oo la aaminsan yahay inuu kamid ahaa mas’uuliyiinta ugu dhowaa ra’iisul wasaarihii xilka laga qaaday ee Xasan Cali Kheyre ayaa xilkan hayay muddadii labada sano ahayd ee la soo …

Xog: Madaxii warfaafinta xafiiska ra’iisul wasaaraha oo shaqada ka tegay Read More »

Magacaabistii Farmaajo ee Mahdi Guuleed waa sharci-darro (Eeg qodob dastuuri)

Sida ku cad dastuurka ku meel gaarka ah ee dalka waxaa sharci darro noqoneysa in madaxweyne Farmaajo uu ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda u magacaabo sii hayaha xilka ra’iisul wasaaraha dalka. Qodobka 103-aad ee dastuurka dalka waxa uu qeexayaa xil-gaarsiinta xukuumadda ee inta madaxweynuhu uu ka soo magacaabayo wasiirka koowaad ee xukuumadda bedeleysa. Qodobkaas waxuu …

Magacaabistii Farmaajo ee Mahdi Guuleed waa sharci-darro (Eeg qodob dastuuri) Read More »

Somaliland oo war xasaasi ah ka soo saartay diyaaraddii ay DF ka celisay Hargeysa

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon) oo wareysi siiyey VOA ayaa ka hadlay diyaarad ay shalay dowladda Soomaaliya ka celisay hawada, taas oo qaad u siday magaalada Hargeysa. Faratoon ayaa sheegay in arrintaasi ay jirto, isaga oo tilmaamay in dowladda federaalka ay qaaday tallaabo qaldan, sida uu hadalka u dhigay. Sidoo kale wuxuu …

Somaliland oo war xasaasi ah ka soo saartay diyaaraddii ay DF ka celisay Hargeysa Read More »

Gambia oo jawaab cajiib ah ka bixisay dalabkii Somaliland ee ‘Ictiraafka’

Dowladda Gambia ayaa si rasmi ah uga jawaabtay dalabkii Somaliland ee ku aadana inay u ictiraafto dal madax-banaan, isla markaana ay noqoto dalkii u horeeyay ee ku dhawaaqa aqoonsigaasi. Somaliland ayaa dalabkaasi u gudbisay madaxda dalkaasi, maadama ay hore dal madax-banaan ugu aqoonsatay Taiwan oo muddooyinkii u dambeeyay uu xiriir wada-shaqeynayd kala dhaxeeyay maamulka Somaliland, …

Gambia oo jawaab cajiib ah ka bixisay dalabkii Somaliland ee ‘Ictiraafka’ Read More »

Maxaa ka jira Jacaylka Cali Khaliif ay u hayaan SNM

Reer Hargeysa, Siyaasiintooda uma sameeyaan wanaagga Cali Khaliif ka sheeganayo. Malaha ,waxanu isweyddiin ujeeddada soo dhoweynta saa’idka ahi daarran tahay; Ma jeclayl bay u qabaan Cali, mise waa ku awr-kacsi oo dan ay leeyihiin buu u fulinayaa !! Muusa Biixi , 2 sano iyo bar buu Cali Khaliif albaabka ka furi diiday oo la hadli …

Maxaa ka jira Jacaylka Cali Khaliif ay u hayaan SNM Read More »

(Sawiro) Dareenka Qofnimo Aqbali Maayo Xoolahaaga Inta Lagaa Qaado Oo Laguugu Hor IIbiyo….

Cidna taageeri mayso xiligan adag ee lagu jiro in la fasaxo qaadka laga joojiyay guud ahaan soomaaliya hasayeeshee degaanada Sool Sanaag iyo Cayn oo maamulka SNM-tu ay xoog ku joogaan waxaa ka jira dhibaatooyin ay kamid yihiin in lagu sii kordhiyay ka ganacsiga qaadka, waxaana arintan hormuud u ah Maamulka gobolka iyo degmadda Laascaanood ee …

(Sawiro) Dareenka Qofnimo Aqbali Maayo Xoolahaaga Inta Lagaa Qaado Oo Laguugu Hor IIbiyo…. Read More »

Scroll to Top