MAQAALO

Axmed Madoobe oo war kasoo saaray Ra’isulwasaaraha la magacaabay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa soo dhaweeyay magacaabida Wasiirka Koowaad ee Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Waxaa Madaxweynahu uu Alle uga baryay Ra’iisul Wasaaraha Cusub in uu la garab galo shaqada Culus ee hortaala xiligan kala guurka ah oo dalka ay tahay inay ka dhacdo Doorasho ku qabsoonta wakhtigeeda. …

Axmed Madoobe oo war kasoo saaray Ra’isulwasaaraha la magacaabay Read More »

Halka Uu Marayo Shirka Nabadaynta Beelaha Walaalaha Ah ee Siyaad Maxamuud

Shirka nabadaynta beelaha walaalaha ah ee siyaad maxamuud ayaa maanta la soo gabagabeeyay gar maqalka beel walba waxay ay ka tirsanayso beesha kale ee walaalkeed ah, iyadoo beesha jaamac siyaad ee shalay la dhagaystay ay soo gudbiyeen dhimashada 22 qof iyo 19 qof oo dhaawac loo geystay Beesha siyaad maxamuud oo maanta la dhagaystay gar …

Halka Uu Marayo Shirka Nabadaynta Beelaha Walaalaha Ah ee Siyaad Maxamuud Read More »

DEG DEG: Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay iridda hore ee Masjid ku yaalo Kismaayo

Wararka laga helayo Magaalada Kismayao ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in qarax weyn uu ka dhacay Magaalada Kismaayo, kaas oo laga maqlay Xaafadaha kala duwan ee Magaaladas. Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in qaraxa uu ahaa Ruux isku soo xiray jaakad ay qarax ku xiran yihiin uu isku qarxiyay iridda hore ee …

DEG DEG: Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay iridda hore ee Masjid ku yaalo Kismaayo Read More »

Muuse Suudi…….Daarood Kalliyaa Shiraya

Shirkii ugu danbeeyay ee ka dhacay magaalada Dhuusamareeb waxaa ka qeeybgalay Farmaajo iyo qaar ka mid ah maamul goboleedyada oo iyagu ah kuwa ka agdhaw dawladda. Shirkaas waxaa ka maqnaa maamulka Jubaland iyo Puntland, balse waqtigaan waxeey ku sugan yihiin magaalada Muqdisho si loo dhammeeyo khillaafka taagan. Hadaba, tan iyo markii ay Ahmed Madoobe iyo …

Muuse Suudi…….Daarood Kalliyaa Shiraya Read More »

Maxaa Lagu Maagay Madaxda Maamulada?

Waddooyinka Muqdisho ee loo xiray madaxda maamulada ayaa caro waxaa ka muujiyey dadka qaarkiis oo aan la socon xaaladda dhabta ah ee ka jirta magaalada Muqdisho. Waxaa dhab ah in Muqdisho amnigeeda uusan sugneen, waqti kastana ay ka dhici karaan falal amni darro. Maanta, waxaan la aamini karin xitaa ciidankii amniga sugayey; in badan oo …

Maxaa Lagu Maagay Madaxda Maamulada? Read More »

Scroll to Top