ARIMAHA BULSHADA

Madaalihii Waaberi oo geeriyooday

Allah ha u naxariistee Madaailhii Waaberi Cumar Shooli oo geeriyooday Allaha u naxariistee waxaa caawa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Fanaankii weyn ee Soomaaliyeed Cumar Cabdulle (Cumar Shooli), oo loo yaqiin Madaalaha Hobollada Waaberi. Cumar Shooli ayaa ka titsanaa kooxda fanaaniinta Qaranka ee Waaberi, waxuuna maalmihii lasoo dhaafay Fanaanku ku xanuunsanayey magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. …

Madaalihii Waaberi oo geeriyooday Read More »

Tirada dadka qaba xanuunka Covid-19 ee Soomaaliya oo maalin qur ah laba-laabantay

Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in ay korortay tirada dadka uu cudurka Covid-19 ku haleelay gudaha dalka oo ay haatan gaartay 60 qof, ka dib markii 24-kii saacadood ee la soo dhaafay la xaqiijiyay in 35 qof oo hor leh oo ku nool gudaha dalka ay qabaan xanuunka. Sida lagu sheegay bayaan ay soo saartay Wasaaradda …

Tirada dadka qaba xanuunka Covid-19 ee Soomaaliya oo maalin qur ah laba-laabantay Read More »

Assange ‘oo si qarsoodi ah ay laba canug ugu dhasheen’ safaaradda Ecuador

Julian Assange ayaa si qarsoodi ah waxa uu u dhalay laba carruur ah intii uu ku noolaa gudaha safaaradda Ecuador ee magaalada London, xaaskiisa ayaa sidaasi shaacisay. Stella Morris ayaa sheegtay inay xiriir lahaayeen ninka iska leh barta Wikileaks tan iyo 2015, labadeeda canugna ay iyada korsanaysay. Waxa ay hadlaysay xilli laga cabsi qabo in …

Assange ‘oo si qarsoodi ah ay laba canug ugu dhasheen’ safaaradda Ecuador Read More »

Tani ma ahan qof dawarsanaya ama tuugsanaya ama qaxooti ay dunidu ciriiri gelisay

Tani ma ahan qof dawarsanaya ama tuugsanaya ama qaxooti ay dunidu ciriiri gelisay. Waa Tarja Halonen, oo ahayd madaxweynihii jamhuuriyadda Finland intii u dhexeysay sannadihii 2000 ilaa 2012-kii. Muddadaas waxa ay Finland ku jirtay liiska wadamada ugu wanaagsan adduunka dhanka horumarka sida amniga, waxbarashada, caafimaadka iyo kaabayaasha dhaqaalaha, gaar ahaan warshadaha iyo shirkadaha waaweyn. Sawirku …

Tani ma ahan qof dawarsanaya ama tuugsanaya ama qaxooti ay dunidu ciriiri gelisay Read More »

Madaxweynaha HirShabelle oo xaqiijiyey inuu karantiil ku jiro muddo toddobaad ah

Madaxweynaha HirShabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xaqiijiyey inuu muddo toddobaad ah ku jiro karantiil la xiriira cudurka Coronavirus, saacado kadib markii ay Caasimada Online sidaas werisay. Madaxweyne Waare ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter-ka ku yiri: “Ilaaheey uunbaan xanuunsan. Balse OK ayaan ahay. Toddobaadkii tegay ayaan doortay inaan is karantiilo ayada oo ay iga …

Madaxweynaha HirShabelle oo xaqiijiyey inuu karantiil ku jiro muddo toddobaad ah Read More »

DOWLADDA SOOMAALIYA OO KA WALAACSAN IN CORONAVIRUS SI DEG DEG AH MUQDISHO UGU FAAFO

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya, ayaa walaac xooggan ka muujisay faafidda cudurka Coronavirus oo laga cabsi qabo in uu si xawliya ugu faafo magaalada Muqdisho. Dr. jalaaludiin Yuusuf Axmed oo ka tirsan saraakiisha sare ee Wasaaradda Caafimaadka dowladda federaalka oo wareysi siiyay warbaahinta lagu magacaabo DALSAN, ayaa sheegay in magaalada Muqdisho ay wajihi doonto todobaadyo xanuun …

DOWLADDA SOOMAALIYA OO KA WALAACSAN IN CORONAVIRUS SI DEG DEG AH MUQDISHO UGU FAAFO Read More »

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay iney joojisay duulimaadyada Caalamiga ah

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay iney joojisay duulimaadyada Caalamiga ah   Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit. Nulla sollicitudin dapibus libero bibendum tincidunt. Curabitur est nisi, bibendum vitae nulla sit amet, faucibus tempus dui. Sed tempor, dolor at porttitor consequat, est nibh commodo risus, ut viverra dui leo a sem. Aliquam leo libero, ultrices …

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay iney joojisay duulimaadyada Caalamiga ah Read More »

Scroll to Top