Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

Ogaysiis: Xaflada Qalin jebinta Ardayda Jaamacada Bariga Afrika ee Buuhoodle

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Buuhoodle (Daldoon ) Waxaa Laga Codsanayaa Aqoonyahanka, waxgaradka iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada inay kasoo Qayb galaan Maalinta farxada iyo Hanbalyada Ardayda sanadka 2016/2017 ka Qalin Jabinaysa Jaamacadda Bariga Afrika Faraceeda magaalada Buuhoodle.

Munaasibadan ayaa waxaa laga soo jeedin doonaa Khudbado kala duwan oo muhiim ah, waxaana kasoo qayb geli doona Aqoonyahano iyo Masuulyiin kale. ka Qayb galkaagu waa noo Muhiim.

Wakhtiga hadii alle idmo waa 14-09-2017  .

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (0)




New Course: MYSQL (63 CASHAR)

Halkan ka daawo