Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

(Video) Baashe Maxamed Cadde Iyo Saleebaan Cali Koore Oo Laascaanood Kuwa Sugan

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Soo dhawayn tii ugu balaadhnayd ayaa maanta magaalada laascaanood loogu sameeyay baasha maxamed faarax gudoomiyaha baarlamanka somaliland iyadoo boqolaal gawaadhi lagu soo galbiyay baasha maxamed faarax

dhinaca kalena waxaa magaalada soo gaadhay xubno uu kamid yahay saleebaan cali koore oo ay wehelinayaan xubno kuwaa oo horey diiday inay aqoonsadaan baasha maxamed cadde

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




New Course: MYSQL (63 CASHAR)

Halkan ka daawo