Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

(Video) Labada Garab Ee Khaatumo Waa Wada Fidno Abuur Ciday Matalaana Ma Jirto, Doorashada Baashana Waa Fursad Loo Siiyay Isku Dirka Reer Laascaanood “Yuusuf Garaad Saleebaan”

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Aqoonyahan Yuusuf garaad saleebaan oo kamid ah qurba jooga degaanada sool sanaag iyo cayn ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay kooxihii horey jahwareerka ku riday degaanada sool sanaag iyo cayn inay markale isku qeybiyeen laba koox oo mid waliba doonayo inuu dadka ku rido jahwareer kale.

Yuusuf garaad saleebaan wuxuu ka hadlay doorashada baasha maxamed cadde oo uu ku tilmaamay nin iska horkeenay bulshada gobolka sool oo markale fursad loo siiyay isku dirka beelaha deegaanka

Fikradaha Akhristayaasha (0)




New Course: MYSQL (63 CASHAR)

Halkan ka daawo