Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

(Video) Aqoonyahano Diiday Jiritaanka Maamul La Yiraahdo Khaatumo Waxayna Ku Baaqeen Dhismaha JABHAD ka Qeyb Qaadata Xoraynta Degaanka

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Aqoonyahano ay kamid yihiin Caynaashe Cabdiraxman iyo jaamac cali gurey oo ka qeyb-galay dood ku saabsan suurtagalnimada in la joojiyo dhismaha maamul oo marka hore laga horaysiiyo jabhad xoraysa degaanada sool sanaag iyo cayn.

Aqoonyahanada ayaa ugu baaqay inaysan kala jeclaysan madaxweynaha iyo kuxigeenkiisaba oo labaduba aysan jirin cid ay matalaan waxaana loo baahanyahay marka hore in loo dhaqaaqo xorayn ka hor inta aan la dhisin maamul

Halkan Ka Daawo

Fikradaha Akhristayaasha (0)




New Course: MYSQL (63 CASHAR)

Halkan ka daawo