Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

(Video) Ahmed Yuusuf Garaad Oo Soo Dhaweeyay Hadalkii Garaad Jaamac Bulshada SSC Baaq U Diray

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Axmed Yuusuf Garaad oo kamid ah qurba jooga degaanada sool sanaag iyo cayn ee isutaga imaaraadka carabta ayaa soo dhaweeyay hadalkii garaad jaamac garaad cali uu kaga horyimid heshiiskii cali khaliif iyo somaliland

axmed wuxuu kaloo baaq u diray bulshadda degaanada sool sanaag iyo cayn inay taageeraan shirka isimadda dhaqanka buuhoodle

Halkan Ka Daawo

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (0)




New Course: MYSQL (63 CASHAR)

Halkan ka daawo