Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

(Dhagayso) Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka Horyimid Heshiiskii Hargeisa, Kuna Tilmaamay Khiyaano Qaran

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac ayaa ayaa si weyn uga Horyimid go’aamadii maamulka Khaatumo lagu biiriyey Somaliland wuxuuna ku tilmaamay khiyaano Qaran.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Garaadka ayaa sheegay in ay siyeen kalsooni iyo wakhti balse ay maamulkii Khaatumo doorteen inay dadkooda Adhaxda jabiyaan. Wuxuu sheegay Garaadku in maalintii uu lahaa nina Gunimo kula Tartami maayo Ali Khaliif garabkiisa fadhiyey, hadana uu tii taagan yahay.

Wuxuu cadeeyey inaysan cidina ku matalin Hargaysa, dadkiisana aan la waardig karen, masiirkuna uusan ku baaba’ayn mudarada ay sameeyeen raggii hogaanka loo dhiibtay,Garaadka ayaa soojeediyey qodob muhiima.

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (0)




New Course: MYSQL (63 CASHAR)

Halkan ka daawo