Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

(Video) Cali Khaliif Ma Matalo Buuhoodle Dhul Buu U Dhashay Kiisa Ha U Saxiixo

Buuhoodle Ma ahan guri xun oo sidii kalaabka ah oo markii la doono la soo gali karo Dadka reer buuhoodle u dhashay ee mar walba la oranayo halkan saxiix waa ayaan darro Warqadda la soo xariiqay kumajiro arin maslaad u ah dadka degaanada sool sanaag iyo cayn waxaan cadaynayaa in heshiiskaasu nama khusayso ayuu yidhi Faysal Cali Mas afhayeenka SSC ee imaaraadka 

Halkan Ka Daawo

Fikradaha Akhristayaasha (0)




MUUQALADAN RIIX