Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

Taageerayaashii Cali Khaliif Oo Maanta Ogaaday Qorshihiisii Dhagaraysanaa

Inkastoo shacabka degaanada sool sanaag iyo cayn oo horey u diiday qorshaha dhagaraysan cali khaliif u maleegayay shacabka sool sanaag iyo cayn haddana waxaa jiray shakhsiyaad sheegay in cali khaliif gar iyo gardaraba ku taageersan yihiin waxa uu waddo. waxaana kamid ahaa webab iyo shakhsiyaad moodo inay maanta ogaadeen kadib markii war murtiyeedkii ku sheegay inuu cali khaliif doonayo somaliland lawada leeyahay qoraalka hoose waa mid kamid ah webabka oo dhaliilay heshiiska

 

 

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




MUUQALADAN RIIX