Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

Khaatumo Oo Toos Ugu Biirtay Somalialnd ‘In La Qorsheeyo Oo La Raadiyo Somaliland La Wada Leeyahay’

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Hadaba waxaanu idin haynaa qoraalkii sida wadajirka ahaa goobtaasi loogu kala saxeexday, arrintanina waxay soo afjartay sheeka xariirtii muddada dheer lagu maameelinayey shacabka masaakiinta ah ee reer SSC, waxaana halkaasi ku soo dhamaaday geeddi socodkii maamul goboleedkii Khaatumo ee uu sida ula kaca ah u marin habaabiyey Mr Galaydh oo weligiisba lagu tuhunsanaa maamul beeleedka Somaliland.


Isku soo wada duubo shacabka reer SSC waxaa maanta la gudboon in ay qaadaan talaabooyinkii ay aayatiinkooda uga tashan lahaayeen, mar hadii uu hogaankii ku wacad furay nidarkii u maray shacabkiisa.

 

 

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




New Course: MYSQL (63 CASHAR)

Halkan ka daawo