Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

(Video) Wada-hadalka Hadda Hargeysa Ka Socdaa Waa Marin Habaabin ‘Cali Ciise Cabdi’

Dr Cali Ciise Abdi oo Kamid ah Aqoonyahaniinta Reer Khaatumo kamid ahaa Madaxdii Hormuudka u ahaa Maamulka Khaatumo aas aaskiina oo haatan Ku sugan Wadankaasi Itoobiyaha Gaar ahaan Magaalada Adisaba ayaa Haatan ka Hadlay Wadahalka Khaatumo iyo Somaliland uga socda Magalaada Hargaysa.

Dr Cali Ciise Ayaana Ku Tilmaamay Wadahalkaasi Kuwa aan Dan Guud iyo Mid Gaar ahi ugu Jirin Shacabka Khaatumo Waxaana uu Ku Baaqay Shirwayne Qaran oo Dadka Deegaankaasi Isagu Yimaadaan si Looga Tashado Horumarinta Deegaankaasi iyo Qaabkii Haatan Xaaladahani Looga Hadli Lahaa.

Halkan Ka Daawo 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




MUUQALADAN RIIX