Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

Khaatumo Oo Dhaqaalihii Somalilandy Ka Heshay Ku Qarash garaynaysa shir ka dhacaya Qabri Bayax

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Deegaanka Qabri-bayax ee duleedka magaalada laascaanood ayaa ka socda abaabul ay wadaan maamulka khaatumo halkaa oo la iskugu geynayo cuqaal odayaal iyo dhalinyaro la doonayo inay taageero u muujiyaan qorshaha cali khaliif ku doonayo inuu ku jahwareeriyo guud ahaan degaanada sool sanaag iyo cayn.

Ilawareedyo lagu kalsoon-yahay ayaa xaqiijinaya in shirkan ay ka wada hadleen ugaas faarax dheere iyo cali khaliif iyadoo gudi xildhibaano ka tirsan maamulka khaatumo ay maalinta berito ah u soo amba bixi doonaan magaalada laascaanood kuwaa oo abaabul xoogan ka geysan doona sidii shirkaa loo qaban lahaa

Cali khaliif iyo somaliland oo dagaal xoogan kula shira shirka isimada buuhoodle ayaa waxay doonayaan inay ka barbar furaan shir lagu jahwareerinayo umadda degaanada sool sanaag iyo cayn .

dhinaca kalena dr cali ciise cabdi ayaa beeniyay war uu cali khaliif u sheegay maamulka somaliland oo ahayd inay isu aragti ka yihiin saam qeybsiga Cali Ciise Cabdi ayaa ku tilmaamay cali khaliif mid been ka sheegay wuxuuna balan qaaday inuu hadlo saacaha soo socda

Shirka Qabri bayax iyo been ka sheegida G11 ayaa ku beegmaya xili maalin ka soo wareegtay markii gacanta loo galiyay lacag mushahar loogu talagalay golayaasha maamulka khaatumo,

Fikradaha Akhristayaasha (0)




New Course: MYSQL (63 CASHAR)

Halkan ka daawo