Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

Deg-Deg: Gen Gabre oo Laga Caydhiyay Xilkii uu Kahayay IGAD

warar laga helayo urur goboleedka igad yaa sheegay in xilkii laga xayuubiyey general gabre oo ururka uqaabilsanaa soomaaliya kaas oo katirsana saraakiisha ugu sareya itobiya

genarla gabare aya awarbixinta sheegaysaa in ay kusoobeegmatay tagitaankii uu dhawana ku gaadhay itobiya raysal wasaare kheyre

generalkan ayaa hogaaminayey ciidamadii itoobiya ee faragalinta kugalaay soomaaliya waxana loohaystaa in uu danbiye dagaal uu kageestay magaalada muqdisho  waxaana kacabtay shacabka soomaaliya

 

HALKAN KADAAWO VIDEO

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




MUUQALADAN RIIX