Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom
Loading...

(Video) Qorshihii Sal

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Saleebaan Cali koore oo maamulka somaliland u qaabilsan wasiirka biyaha somaliland oo socdaal ku yimid magaalada laascaanood oo kormeer ku tagay degaanada gambadhe iyo dalyare ayaa la wareegay ceelal biyood iyo dhaamam oo uu sheegay in hadda wixii ka dambeeya ay maamuli doonto wasaarada biyaha somaliland

wasiirka ayaa sheegay in dhaamamka deegaanka dal-yare iyo gambadhe  loogu talagalay magaalada laascaanood in laga waraabiyo oo aysan lahayn cid gaar ah wu wuxuuna badalay shaqaalihii horey u joogay goobo dhawr ah oo qaarkood uu xidhxidhay

Loading...

Arintaasi waxaa ka qeyliyay qaar kamid ah odayaasha beesha jaamac siyaad oo ku eedeeyay in wasiirka qaabka uu u maamulay aysan raali ka ahayn

Halkan Ka Daawo

Loading...

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (0)




RIIX WARARKAN CUSUB

Loading...
Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE