Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom
Loading...

(DHAGAYSO) DEGDEG: HUDHEELADA LAASCAANOOD OO AWAAMIR LA DUL-DHIGAY IYO CAAQIL DUSHA U SAARAY DILALKA LAASCAANOOD MAAMULKA SOMALILAND

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

awaamir ay soo saareen xubnaha somaliland ee ku sugan magaalada laascaanood ayaa lagu amray in huteelada magaalada laascaanood lagu qaban karin wax shirar oo ay yeelanayaan odayaasha gobolka sool oo maalmihii u dambaysay ku hawlanaa sidii meel looga soo wada jeesan lahaa dilalka ka socda laascaanood

kulamada odayaasha laascaanood ayaa waxaa ka soo baxay qodobo ay kamid yihiin inay samaystaan maxakamd iyo ciidan beeleed ay iskaga difaacaan dilalka ay qorshaynayaan maamulka somaliand

Loading...

Loading...

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. Waran says:

    REER LAASCAANOOD
    MA WAXAY MARAYAAN INNIIDOOR YIDHAAHDO NA TASHAN KARTAAN ? MANA SHIRI KARTAAN?
    WAX UU FILI KARAYEY JINKII RAG AHI DOQON SEBHA MOOGAADO WAXAANSE ODHAN LAHAA KACOO DHIDIDKA RIDA WAA INTOOD DHIMANBA WEYDAANE

  2. mohamuud says:

    MAR HORE LAGU YIDHI MATASHAN KARTAAN SOOW ADIGAA ARKA IN QAAR LAIS TICIMAALO WAXAN AFKA KALA HAYA MIYAADAN ARKAYN SOOW MAAHA NIN LAISTICIMAALAYO INTA JILIBKIISA AYAA KU TAAGEERSAN OO WAXA KAN SNM SOO SIISO AYUU MIJIMO QAADA KASIIYAA TAN KALE DADKA SNM BAA LAYSA WAA MIISHANO ISDABA SOCDA




RIIX WARARKAN CUSUB

Loading...
Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE