Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom
Loading...

DEGDEG: Dagaal Gacan Ka Ah Oo Ka Dhacay LAASCAANOOD Saleebaan Cali Koore Vs Khadar Cali Jaamac

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Maamulka Somaliland ayaa ku fashilmay joojinta shir ka socda hotel mustaqbal magaalada laascaanood kaas oo looga hadlayay sidii wax looga qaban lahaa dilalka qorshaysan ee ka dhaca magaalada laascaanood shirkan ayaa galay maalintii sadexaad waxaana lagu waday in maanta laga soo saaro talooyin iyo cambaarayn loo jeedinayay maamulka somaliland oo la ogaaday inuu ka dambeeyo dilalka ka dhacaya magaalda laascaanood.

waxaana xiligii saxaafada lala hadli lahaa hotel mustaqbal soo gaadhay wasiirka biyaha somaliland iyo xubno kale arintaas oo ay dhibsadeen odayaasha meesha ku shirayay taasoo keentay sawaxan qeylo waxaana goobta lagu kala qabtay khadar cali jaamac iyo saleebaan cali koore

Loading...

Khadar cali jaamac ayaa yidhi( Saleebaanow dilalka ka dhacaya laascaanood waxaa ka dambeeya maamulka aad ka tirsantahay waxaan ka tashanaynaa sidii dhulbahante u midoobi lahaa dantana waxay ku jirtaa in dadka deegaanka isku yimaado oo aayahooda ka tashado ee shirka noo dhaaf kugumaan casumin)

Cabdiqani awdaahir ayaa isna goobta ka dhawaajiyay in somaliland ka dambayso amni xumada ka jirta laascaanood ayna samaysanayaan ciidan beeleed puntland gacan waydiisanayaan halka caaqil sanyare soo jeediyay in shirkooda aysan joojin doonin somaliland oo hadii awood loo adeegsado ay ciidan beeleed dalban doonaan

Halka lagu shirayay ayaa waxaa ku sugnaa ciidamo istaaf u ah khadar cali jaamac waxaana markii dambe goobta iskaga tagay saleebaan cali koore isaga oo dalbaday ciidan milatari oo waxa soconata awood u joojiya

waxaa soo gudbin doonaa codadka wixii meesha ka dhacay

Loading...

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (5)

  1. Mohamed says:

    Naaga ini Cali koore waa in surka loo caseeyaa inan gumeed ah

  2. Mohamed says:

    Horgaladu waa in ay laaska ka waashaan oo taatiikh lagu dhigo, kan nuur axmad iyo kuwa madareemin ee kabo qaadka ah.

  3. mohamuud says:

    horgale waa horgale waana dayuus nuur axmed way roonaayeen waxaa magacii kaga xaaray hunbani cali koore tan kale labada beel ee toos u dhntay waa baharasame iyo jaamac siyaad oo nimanka iidoor meesha ku ilaaliya wejgiin kubay inta snm kaba qaadka u ahoow anigu uma arko beel waxaan u arkaa shaqsiyaad loojaneer ah

  4. Waran says:

    KACOO DHIDIDKA RIDA WAA INTOOD DHIMANBA WEYDAANE
    HEERYADA IIDOOR WAXAY MUDDABA SAAREYD DHULBAHANTAHA REER LAASCAANOOD EE TOLOW MAY SIDAN ISU DHAAMAAN NAFTU MAR UUN BAYBAXDAAYE

  5. axmed says:

    Maalintii isaaq soo galey laacaano, dad badan ayaa u mashxaradey, maanta maxaad haysaan, in la idiin diidan yahey in aad shirtaan wax kale iska daaaye. walee hadii aidin midoobin , oo Horgalada iska saarin wax kalaad arki doontaan,ee aidin ka raali noqon doonin.




RIIX WARARKAN CUSUB

Loading...
Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE