Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom
Loading...

WAR DEG DEG AH:Ciidamada Somaliland oo dhimashadu marayso Saddex Sarkaal & Dhaawacyo culus kadib markii gaadhi dagaal….

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland ayaa ku geeriyooday shil gaadhi oo ka dhacay
duleedka tuulada Xamaas ee u dhaxaysa magaalooyinka Hargeysa iyo Ber-Bera.

Shilkaan ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceyn gaariga ay la socdeen saraakiishan iyo gaari kale oo ay leedahay shirkada socdaalka ee maamulka Somaliland.

Sida ay tilmaamayaan wararka soo baxaya waxaa jira dhaawac badan oo qaarkood aad u liito ciidamadaasi, waxaana lagu dabiibayaa ciidamadaasi dhaawacyadooda cisbitaalada magaalada Hargeysa.

Loading...

Wixii kusoo kordha warkaasi kala soco Daldoon.com

Loading...

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (0)




RIIX WARARKAN CUSUB

Loading...
Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE