Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom
Loading...

(Dhagayso Cuqdada Faysal Cali waraabe ) “Wax Ay Ahayd In MORGAN Inta Aynu Soo Qabo Ay Karino Sidii Yuhuuda Laakiin….” Faysal Cali Waraabe

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa si adag uga hadlay in Gen Morgan uu isu sharraxayo Madaxtinimada Maamul gobolleedka Puntland.

Loading...

Halkan Ka Daawo

Loading...

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. axmed says:

    Fasal dhurwaa, isaga ayaa la rabaa in Gaari lugta loogu xiro, ee la jiido nacaska. walee mar la garaacaba wey soo socotaa.

  2. Dablariday says:

    Anigu lama yaabo kan cuqdadaysan iyo qabyaaladda iyo Minority diidnnimadu wadnaha goysay ee Ina Ali Warabe, ee waxaan la yaabaa markaan arko kuwa MJ ah oo ku raacsan Ina Ali Warabe in Morgan Dambiile yahay, ayagoo og in Inal Ali Waraabe Taageero War Criminals Col Kahin And Col Biixi…arrintan ka falcelinteeda ayaa noqon doonta mid Brigedier General Morgan u sahasha inuu noqdo Madaweyna PL ee Mustaqbalka si uu Descipline u mariyo Saraakiisha ka riidowday ciidankii xoogga Dalka Somaliyed ee Col Biixi iyo Col Kaahin oo ka fallaagoobay Generalka Ciidamadiisa, waana fursad uu generalku ku heli doono inuu ku xasilayo Somalia iyo Weliba Horn of Africa…




RIIX WARARKAN CUSUB

Loading...
Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE