Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom
Loading...

(Video) FAYSAL CALI WARAABE OO UGU HANJABAY PUNTLAND HADII AY DAGAAL SOO QAADO

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Faysal cali Waraabe ayaa ka hadlay munaasibad lagu soo dhowaynayey Dhalinyaro laga soo daayey magaalada Garoowe oo Halkaasi lagu Afduubtay, Wuxuuna sheegay inaan loo baahnayn in dhaqanka Noocaasi ah uu soo Noqdo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Faysal ayaa dhinaca kale wuxuu ku baaqay in lajoojiyo Colaada u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland ee deegaanka Tukaraq, Wuxuuna sheegay  inay Saamayn doonto magaalada Garoowe, Sida uu hadalka u dhigay.

Loading...

Dhinaca kale wuxuu soo jeediyey in dhibaato la dhex dhigin Labada shacab ee is dhex mara “Qalbigu ha isku Furnaado, Ganacsigu ha isku Furnaado,   Xididnimadu ha isku Furnaato, Siyaasadu waa meesheeda ” ayuu yidhi Faysal.

Loading...

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. axmed says:

    Dimbil , buu qabaa, nacaska daamanka madoobi.




RIIX WARARKAN CUSUB

Loading...
Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE