Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom
Loading...

(Video) Dawladda Soomaaliya Oo Kala Wareegaysa Imaaraadka Ciidamo Horey Ugu Maqnaa

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, ayaa wuxuu sheegay in ciidamada Imaaraadka tababarka ay siiyaan ay yihiin kuwa ka tirsan Xoogga dalka Soomaaliya oo hoostagga Wasaaradda Gaashaandhigga.

Wasiirka wuxuu sheegay ciidamadaasi maalmaha soo socda dowladda inay la soo wareegi doonto, gaar ahaan 12-ka April oo ku beegan xuska Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay inay u mahad celinaayaan dowladda Imaaraadka Carabta Tababarka ay siiyeen ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee lagu tababaray  xerada Generaal Goordan.

Loading...

Halkan Ka Daawo

Qaar ka mid ah Siyaasiyiinta iyo Bulshadda Soomaaliyeed ayaa dhowr jeer waxa ay walaac ka muujiyeen Ciidamada ay tababarto dowladda Imaaraadka Carabta oo aan qaadan Amarka Madaxda Ciidamada Soomaalida laakiin ka amarqaata dowladda Imaaraadka

Loading...

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (0)




RIIX WARARKAN CUSUB

Loading...
Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE