Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom
Loading...

SHIR MAALINTII LABAAD LAASCAANOOD KA SOCDA SIDII NABADDA BEELAHA LOO XOOJIN LAHAA

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Shir ayaa iminka ka soconaya magaalada LAASCAANOOD ee xarunta gobolka Sool kaasoo ay leeyihiin guddiga iskood isku magacaabay kana kooban cuqaal odayaal iyo culimo waana shir ka madax banaan maamulka somaliland iyo siyaasado kale iyadoo looga hadlayo dilalka ka dhacaya magaalada laascaanood

Loading...

Qaar kamid ah xubnaha guddigani oo ka kooban waxgaradka magaalada laascaanood  ee ku shiraya hoolka hotel mustaqbal ayaa shabakadda daldoon wax ka weydiisay waxa ka soo bixi kara shir noocan oo kale ah waxayna sheegeen in marka hore shir dhulbahante ku midaysanyahay qabanayaan kadibna looga hadli  doono sidii loo xali lahaa joojinta aanooyinka

qaar kamid ah bulshada magaalada laascaanood ayaa aamisan in somaliland raali ka tahay dilalka ka dhacaya magaalada si aan loo helin isku duubnaanta beelaha dhulbahante

 

 

Loading...

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Mohamed says:

    Waa qaybi oo xukun




RIIX WARARKAN CUSUB

Loading...
Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE