Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

Daawo Ceybta Dhacdey: Dulaale Kayse Abdi Yusuf Oo Manata Ciidankii Beesha Guleed Garaad (Barkad) Kuwareejiyey Maamulka Jeegaanta.

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Widhwidh (Daldoon)) Maanta Ayaa Degmada Balicad Ee G- Cayn dhacdey ceybtii ugu weyneyd oo uu sameeyey horgale dulaale Kayse Abdi Yusuf taas oo ah in lagu Wareejiyey qeyb kamid ciidankii beesha guuled garaad ( Barkad) maamulka Jeegaanta ee hargeisa.

Munasibadii Cidanka Lagu Wareejinayey Waxaa Kusugnaa Dulaale Keyse Cabdi Yusuf  iyo nin beesha yahye ah oo horey ugu magacoonaa Wasiirka Warfaafinta Khaatumo Axmed Xaaji Cali kaas marar iska casiley xilkaas dadka dhulbahantena weydiistey cafis maadaama uu uGu qaabilsanaa groupkii cayna cayda isimada.

Taliyiha Ciidanka Lagu Wareejinayey Aaga Widhwidh C/laahi Dheere Ayaa Cidanka lagu Wareejiyey manta uu yahey shaqo eey si wada jir ah uga soo shaqeeyeyn  Horgale Ali khaliif iyo Dulaale Kayse Cabdi Ayna Kamid Tahay Qadobadii Ay Ku Heshiiyeen Soomaliland markey Hargeisa xabxabka iyo bariiska lagu siinaayey Kana Uu Yahay Mid Fulay Maanta.

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (5)

  1. Xudun boy says:

    Wow.guul weeyee.

  2. axmed says:

    Horgaal iyo Kabaqaad lagama waayo Cidaas. Alla idin ceebee, hadey askareyn rabaan Mey dowlada Ciidakada ka qorey , meelkasta oo Sool ah u tagaan. Xaaraan, in la idinku shaqeysto ayaad ku fiicantihiin.

  3. Dablariday says:

    Waa nasiibdarro sidii kuwii shalay ayayse mar labaad ayagoo PL ah baan usoo noqonnay oran doonaan…Kayse iyo kii Wasiirka ka dhigtayba waxay weligood u shaqaynayeen SNM iyo sidii gacanta loogu gelin lahaa deegaanada SSC …waxana u bareereen gunnimo…Isaaq waxay kugu oranayaan “Dhulkaa Guuree, Dadku Ma Guuro”…Widh Widh Kumanaan baa ka qaxay tan iyo 2007 kii, waxayna qaxooti ku yihiin xeryaha Ethiopia iyo Kenya…Dhulku ma guuree dadkaa guuraa …maalin aan maanta ahayn baa laga sheekayn doonaa..Maleeshiyaadka Iidoorka waxaa daba socda Reer Miyigooda oo kusoo fidaya deegaanada SSC daaqsin iyo deegaamaynba..marlabaad Dadkaa Guuree, Dhulku ma Guuro…

  4. Siciid says:

    Khaatumo kawayn go’o waxlagu shubto
    Khaatumo waa jiraysaa wayna jiridoontaa

  5. Naaleye says:

    Bogan haa kabaxan nimankaan idoorka marwaalba comment soo direyan.Awoweyashoodi baa aweel quruun aha.Naga daya qashiinka ee ad usogudbineysan




Muuqaalkan RIIX