Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

DAAWO MUUQAALKA: Faarax Macalin o Sida Fiinta Uga Qeeyliyey Shirka Ururka ONLF kula Jiro Itoobiya ee ka socda Nairobi

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya waxaa ka furmay Shir u dhexeeya Dawladda Itoobiya iyo Ururka ONLF waxaana la filayaa in marka uu soo dhamaado ay kasoo baxaan go’aano ku saabsan waxyaabaha la isla meel-dhigay.
Hadaba waxaa arintaasi si adag ugahadlay Siyaasiga Faarax Macalin oo Horey xil uga soo Qabtay dalka Kenya, Wuxuuna sheegay inuu ka dhigan yahay “Boqol maalmood anigoo sooman ayaan Bakhti ku Afuray” Wuxuuna itoobiya ku eedeeyay in damac wayn uga jiro dhulka Soomaali galbeed, balse dadka aanu waxba kagelin balse ey kheyraadkiisa rabto waayo Ethopia Hadaba Waxey xukuntaan dhamaan maamul goboleedyada soomaaliya. sida Somaliland, Puntland, Jubbaland, Galmudug, Hirshabeele iyo Konfur Galbeed.

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Muuqaalkan RIIX