Lacagtaas ayaa u dhiganta  $100,000  ama £72,250.

Khasnajiyadan , oo lagu magcaabo Philomena Chieshe, ayaa ka shaqaynaysay xafiiska Imtixaanaadka ee  lacagta Fiiga ah  lagu qaado

Xafiiska imtixaanaadk, aya sheegay inaan waxba ka jirin sheekada ay ka sheekaynayso  oo ay socoto sidii wax looga qaban laha