Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

PUNSAA Maxay Ku Diiday Dagaalka Lagula Jiro SNM-ta ( Warsaxaafadeed)

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Dalladda bulshada rayidka ah ee Puntland (PUNSAA) ayaa baaq nabadeed kasoo saartay dagaallada iyo colaaa ka taagan degmada Tukaraq ee gobolka Sool.

War-saxaafadeed ay dalladu shaacisey ayeey ku sheegtay iney aad uga xunyihiin colaadaan, islamarkaana ay ku baaqayaan in nabadda Tukaraq laga shaqeeyo,

Waxay sheegeen in colaada ka jirta Tukaraq y saameynta ugu badan ku yeesheen dadka shacabka ah, kuwaas oo intoodii badnaa isaga barakacay, abaartuna u dheer tahay.

 

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (4)

  1. axmed says:

    Waxaasi ma jiraan. waa in la xoreeyaa Tukarraq, iyo Sool dhamaan.

  2. Wiil Omar Wacays says:

    Majeerteen deegaan Dhulbahante daan Kama leeh. Inaay sheegtaan oo Xamar Misaan kaga heelan oo Siyaasada Dhulbahante ayaaga Hoos taagto, oo Boqor been ah Issimada Dhulbahante hoos tagaan oo Dhaqanka laga Afduubo, Oo International Community Aid ka aay bixiyan deegankoda soo dhaafin. Dhulbahante gormad taas daremasaan? 800 saano ka hor buu Siciid Harti Aaf Garan wayaay reerkan oo kaa guuraay. Mantaa tii uun ba tagaan!!

  3. Dablariday says:

    PUNSA waxay ahayd inay dhahdo Doorashada Majeerteen oo qudha ayaa galaya 2020 ee naga daaya dagaalka…warkoodu sidaas buu ku qummanaa inay war wareegaanna ma ahayn ..cid walboo “between the lines” aqrin kartaana waa dareemaysaa…PUNSA waxay ahayd inay qeexdo waxa ay u taqaan PL>, inta yasan ka hadlin doorashada iyo diiditaanaka difaaca deegaanada SSC…Waa garan kartaa cid walba ujeedada dhaba ah PUNSA or Puzza what ever…

  4. axmed says:

    Bulshada Puntland , waxey aragtaa, idinkii oo maalinkasta SNM idin askareyneyso ee Kabaha u qaadaya, madaxdiinii Horgal miiran tahey. idinkaa ku soo duuley Laascaanood, hadana la idinku Garaacaa, idinkaa tukaraq yimi, hadana idinkii baa qaylinaya ee leh maxaa wax loo xoreyn waayey, hadaanu arki lahey idinkoo meel u wada jeeda ,waa horuu Dagaal bilaaban lahaa. Xagaan idiin raacnaa? nin kastaa waa idinla yaaban yahey. Timihiinu meel uma wada Xiirman.




Muuqaalkan RIIX