Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

(Video) Waxaan Samaynayaa Ciidan Aan Ku Daweeyo Reer Shiikh Isxaaq +Arimo Badan

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Madaxwaynaha dibad wareega ah  Mustafa Martin Mohamed oo mar kale Warbaahinta la hadlay ayaa ka warbixiyey waxyaabaha u Qabsoomay iyo Qorsheyaal u dagsan, Wuxuuna sheegay inuu dawayn doono Siyaasad hargeysa Jeegaanta, Siduu hadalka u dhigay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Mustafa ayaa sheegay Inuu wax ka badali doono Xaalada Somaliland iyo Tabashooyin uu sheegay inay ka jiraan, Wuxuu sheegay inay yeelan doonto Laba Awoodood oo ka yimaada gobolada Awdal iyo Sool, Islamarkaana uu Ahmiyad gaar ah siin doono, Wuxuuna Bulshada la wadaagay arimo kale.

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. axmed says:

    MadaxweyneMartin ,,waa nin macquul ah. waana ninka wadi kara Woqooyi. waa in ay la shaqeynaa, Farmaajio uu u furaa wadahadal.




Muuqaalkan RIIX