Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

Daawo Video: Cabdinaasir Garaad Abshir U jawaabay Cali khaliif . iyo Sir Culus oo uu Kashifay.

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Waxaa warbaahinta kula hadlay London Eng cabdinaasir garaad abshir Isagoona Ka jawaabay hadal dhawaan ka soo yeedhay madaxweynihii Hore Khaatumo cali khaliif galaydh.

Cabdinaasir ayaa wax laga xumaado ku sheegay in Cali khaliif galaydh oo la ogaa lacagtuu siilaanyo ka qaatay iyo Qaabku somaliland ku yimid in uu isimo reero soo Doorten Aflagadeeyo maalinkasta ulana hadlo sida ilma yar oo ciyaal ah. kuna tilaamey abaal laawe kadib markii uu aabihiis uga tanaasuley booskii beeshiisa laheyd ee xildhibaanamada ee garaad abshir saalax uga qaadey beeshiisa oo uu siiyey ali khaliif.

Lataliyihii hore siilaanyo cabdinaasir ayaa uga digay cali khaliif Hadalka Uu Ku Soo celcesho ee maagida Isimada Beelaha Dhulbahante.

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Muuqaalkan RIIX