Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

Daawo: Saxafiyad Weyn Hodan Naaleeye Oo Muuqaal Xiiso Badan Kadiyaarisey Muqdisho Iyo Kaftan Dhexmarey Gabadh Dhulbahane Ah.

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Muqdisho (Daldoon) Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaal Xiiso badan oo Saxafiyada Hodan Naaleeye ay ka diyaarisay Booqasho ay ku tagtay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Goobo kala duwan ayay Warbixinta diirada ku saartay, waxaa si gaar ah Bulshada usoo jiidatay Safaarada Turkigu ku leeyahay Soomaaliya taasi oo ah mida ugu wayn ee Dalka debediisa uu ku leeyahay, Sidoo kalana aad u Qurux badan, Waxaana Sidoo kale Muuqaalka Qayb ka ah Sheekooyin iyo kaftan dhexmaray shacabka magaalada Muqdish gaar ahaan markey eey lakulantey gabdho dhulbahane ah.

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Muuqaalkan RIIX