Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

(Video) Jawaabta saxda ee madaxda SNM

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Waxgardka iyo Odayaasha  Warsangeli maaha inay u jawaabayaan nin Kamarad gadasheed ka hadlay ee jooga degaanadiisa  Hargaysa iyo Burco . Jawaabta ugu fiican ee  ay siin karaan Isaaq iyo madaxdooda waa iyaga oo Wiilashan akhlaaqda xun ee  ka soo jeeda Beeshooda ee  ku dhex nool ay  kooda waalana dhakhtar daaweeya u diraan   kan kibrayoo u shaqeeya alshabaab iyo SNMba  AY  Xabsiga dhigaan iyaga oo caalamku wada arkayo

Halkan Ka Daawo

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Muuqaalkan RIIX