Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

(Video) Midaynta Dhalinyarada DHULBAHANTE iyo Xaaladda Hadda Taagan…….

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Dhalinyaradd Degaanada Sool Sanaag iyo Cayn in xiligan la mideeyaa waa mid lama huraan ah iyadoo degaanada sool sanaag iyo cayn ay cakirantahay

Halkan Ka Daawo

 

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. Turab says:

    Bismillaah
    Dadka aad ka hadlaysaan, waxaad ka lugooyadooda, had iyo jeer, kala tuuridooda, waa adiga weriyaha iyo Caynaanshe. In la xishoodo, waxay ka mid tahay islamnimada. Nebigeenii NNK ha ahaate wuxuu yidhi” haddii aadan xishoonayn samee waxaad doontid”, sidoo kale wuxuu yidhi ” xishoodku waa diinta badhkeed”. Dadkan dulmiga u tafaxaytay, iyo lugoynta ummaddii ay ka dhasheen, adduunka xagay ka geli. Waxa haboon in marka hore dhulka la wada dhisto, hadhawna loogu tartamo, sidii wax loo qaybsan lahaa. WBT

  2. Turab says:

    Bismillaah
    Dadka aad ka hadlaysaan, waxaad ka shaqaysaan lugooyadooda, had iyo jeer, kala tuuridooda, waa adiga weriyaha iyo Caynaanshe. In la xishoodo, waxay ka mid tahay islamnimada. Nebigeenii NNK ha ahaate wuxuu yidhi” haddii aadan xishoonayn samee waxaad doontid”, sidoo kale wuxuu yidhi ” xishoodku waa diinta badhkeed”. Dadkan dulmiga u tafaxaytay, iyo lugoynta ummaddii ay ka dhasheen, adduunka xagay ka geli. Waxa haboon in marka hore dhulka la wada dhisto, hadhawna loogu tartamo, sidii wax loo qaybsan lahaa. WBT

  3. iidoor wase says:

    turab waad ku hunqaacday meesha xaarka kala bax waryaa meesha kuma qusayso e dad baa aayahooda iyo danahooda kawada hadlayee yaa ku yaqaan adiga




Muuqaalkan RIIX