Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

Taageero Baaqa isimadda SSC ee Abhinta Beesha ISAAQ ee Dhul Boobka ah iyo Baaq Gunnimo Diidka Ssc

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Ku. Beesha Caalamka iyo Hayadaha Deeqaha Bixiya

Ku. Isimada Dhaqanka  Dhulbahante SSC

Ku. Shacabka  Dhulbahante Gudo iyo Dibadda

Ku. Isimada Dhaqanka   DAAROOD iyo Shacabkooda Meel Kastoo Ku Nool Yihiin

Ku.  Shacabka soomaaliyeed Meel Kastoo ay Ku Nool Yihiin

Ku. Dawladda iyo Baarlamaanka Soomaaliyeed

Taageero Baaqa isimadda SSC ee Abhinta Beesha ISAAQ ee Dhul Boobka ah iyo Baaq Gunnimo Diidka Ssc
***********

Hadaanu Golaha  Sool iyo Sanaag ee Qurba Joogta iyo Dal Joogta  Waxaanu Si Mug Leh ugu Soo Dhawaynaynaa oo Aanu Qaadan Siduu ahaa Amarka  Ka Soo Baxay  Isimada Dhaqanka Dhulbahante ee Ku Shiray  Buurawadal 11/1/2018.
Baaqaasoo ah in Dalka iyo Dadka Dhulbahante Laga Xoreeyo  Beesha Daan Daansiga iyo Kibirka Ku Qabsatay ee ISAAQ  Welina Sii Wada Barakicinta iyo Dhulboobka Gobolada  Sool iyo Sanaag iyo Cayn.

Gudiga Golaha Sool iyo Sanaag Si Mug Leh Wuxuu u Taageerayaa unna Fullinayaa  amarka Ka Soo Baxay Dhaqanka Dhulbahante ee Daarood.

Hadaanu  Nahay Shacabka Dhulbahante insha  allah Dib Dambe Shaadhadh Cad Cad iyo Muraayado Mad Madow idiinkuma Soo Gashan Doonaan  Dhiigyo Cab Muuse Biixi Iyo Dhiigyo Cab  Maxamed Kaahin oo Ku Naaxay  Dhiigii Dadkii Soomaaliyeed ee Hore u Daadiyeen Hadana u Soo Tafaxaytay inay  Daadiyaan Dhiig  Cusub.

Shacabka  Daarood Waxaanu ugu Baaqaynaa  Inay Daafacdaan  Dhashooda Dhulbahante iyo Warsangeli oo ah Biyihii Daarood  ayna  Isugu Tageen  Beesha ISAAQ ee SNM oon u Kala Hadhin oo aanaan Annagu u Dhigmin Balse aan u Siman Nahay  DAAROOD iyo ISAAQ.

Waxaan Beelaha Daarood Xusuusinaynaa in Beesha ISAAQ Ku Nooshahay  Dhexmarka iyo Ka Ganacsiga  Dhulka DAAROOD Sidaas Darteed  Waxaanu u Soo Jeedinaynaa in Beelaha Daarood  Inay Ka Xidhaan Xuduudaha Ganacsiga iyo isdhex Marka Gaadiidka iyo Xoolahaba.

Sidoo Kale Waxaan u Soo Jeedinaynaa Cid Kastoo Biyaha Daarood ah oo u Noqota Abaan Ama Horgale  Xoolaha  Iyo Gaadiidka Isaaq in ay La Mid Yihiin  Cadowga  SNM Isla Markaana Lagu Ciqaabo Falkaas Dulinimada ah.

Ugu Dambayn Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliyeed iyo Baarlamaankeeda iyo Beesha Caalamka Waxaan Ka Codsanaynaynaa inay Gartaan Waajibaadka Ka Saaran  Difaaca iyo Xoraynta Gobolada SSC oo Hadda Afduub ugu Jira Beel iskeed Isu Magacwday inay Soomaali Ka Goosato Gobolo Midnimada Soomaaliyeed Rabana Xoog Ku Qaadato.

Hayada Caalamiga ah iyo Dawladaha  Aduunka Waxaan  Ku Wargelinaynaa in Dhaqaalaha ay Siiyaan  Beesha ISAAQ ee Soomaaliland ay Ku Soo iibsato Hub iyo Saanad Meleteri  ayna Ku Dhisatay Malaysiya Beeleed  ay Ku Gumaado Kuna Barakiciso Shacab Soomaaliyeed oo Nabad u Deganaa oo ay Ka Mid Yihiin  Gobolada Sool iyo Sanaag iyo Cayn Sidaas Darteed Waxaan Beesha Caalamka Ka Codsanaynaa inay Kula Xisaabtamaan Waxay Siiyaan  Beesha ISAAQ ee SNM.

GUDIGA GOLAHA SOOL IYO SANAAG

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. Turab says:

    Bismillaah

    U malayn maayo in baaq ku sheegan ay dad xilkas ahi qoreen, waayo dhulkii reerku ku midaysnaa ee SSC, waaxdii Cayneed/hawd baa toos loo gooyey, ma xin baa oo dadkaa loo qabo mise nacaybkaa halkaa gaadhay, macnaheedu waa ” oo la kala tegey baan u taagnaa”. Fitnadan socota Alle ha looga dhawrsado. WBT

  2. Hassan says:

    GOBONIMO Baaqa ISIMADDA SSC




New Course: MYSQL (63 CASHAR)

Halkan ka daawo