Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom
Loading...

(Video) Isimadda SSC OO Ku Dhawaaqay Dagaal Ka Dhan Ah SNM-ta iyo Marabidda La Socota

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Shir degdeg ah oo isimada SSC ku yeesheen degaanka buurawadal ayey kaga dhawaaqeen dagaal lagu qaado maleeshiyaadka Somaliland iyo marabidda la socota

Loading...

Halkan ka Daawo

Loading...

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (4)

  1. Abdi says:

    Waa arrin yaableh:
    1. Nin la haysta oo la dagaalamaya ninkii xorayntiisa u halgamayey.
    2. Bal car Odayaashaasi wax ha ka sheegeen maamulka Puntland iyo madaxdiisa.
    3. Tollow miyaan Somaliland gunnaddii ka goosanayn markay sidaas adag u maagaan. Mise shuraakaddu siday doonaan bay u wadahadlaan.

  2. […] (Video) Isimadda SSC OO Ku Dhawaaqay Dagaal Ka Dhan Ah SNM-ta iyo Marabidda La Socota […]

  3. Wiil Omar Wacays says:

    Caruur aad kuu ciyaartaan meesha MA jooogan

  4. Turab says:

    Bismillaah

    Ruwaayadii, Kooxdii waaberi beri samaadkii, ee Aw koombe. Markiii tuugu u soo dhacay, isagoo soo jeeda, ee uu rartay gurigii, baa lagu yidhi, waar haye, wuxuu ku jawaabay, haddii uu nigiska isku deyi lahaa inuu xado waxbaa ka raaci lahaa. Haatan odayadan waxay u shaqeeyaan sidii inay askar bilaadubint u qoran, oo waxii loo laqimo fuliya. Hore, shaqadii ugu horeeysey ee ina yeey u dhiibay, waxay ahayd, in dadkii loo kala furfuro (Faarax, Bahanugaaleed, Maxamud). Maanta, oo xeedho iyo fandhaal kala tageen, sidee bay dal ku xorayn karayaan, xitaa, waxa la xumaatay inay Garowe baaqan ka soo saaraan, buuro-nedel bay wixii C/weli soo faray ku sheegeen. Bilaadu bint baa laga qabsaday, iyadaa laga rabaa inay macno la timaado ama iska samirto, waayo Tukaraq waxay raacday dariiqii Laaska. Reer Khatumo maamulkooda ha ku dabo faylaan hana la socdaan, oo ha ogaadeen meesha wax u marayaan, hana la xisaabtamaan. WBT




RIIX WARARKAN CUSUB

Loading...
Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE