Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

(Video) Isimada Sool Sanaag Iyo Cayn Oo Buurawadal Shir Kuleh Halka Kooxdii Caynaba o Toos Ula Safatay SNM-ta

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Isimada Sool sanaag  iyo cayn ayaa  sida Aarbitaraha kubbada cagta markuu dhex dhexaadinayo labo kooxooda  hadba dhinac u ordo ,  ayaa iyaguna   orodkaas mid la mid ah waxay ku yimaadeen deegaanka buurawadal waxayna soo saareen cambaareyn maleeshiyaadka SNM qabsashada deegaanka tukoraq

Dhinaca kalena kooxdii caynaba ayaa wali farxad la dabaal dagaya qabsashada maleeshiyaadka SNM degaano ay kamid tahay tukoraq

Halkan Ka Daawo

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. Turab says:

    Bismillaah

    Alaah kariim, waar yaa is haya, yaase lala kala saftaa. Meesha maamulka Muuse/shaani baa qabsaday, Bilaadu bint na waa laga qabsaday, Tukaraq waxa ka talin jirey Bilaadubint intii kantarolka la dhigay(2007-2017), xagee la isugu xuuxinayaa reer Khatumo. Waar xishooda. Isimadu habeen may jirin hadday maamulkii laga qabsaday dhoobdhoobaan sidii markii Lasanod la qabsaday. Alle ha laga dhawrsado, munaafaqada waa wax xun. WBT

  2. sarhaye says:

    Waa gafanayaal aan fekerin puntland uun daba orod illeyn adhi qululux kama ilbaxo.




New Course: MYSQL (63 CASHAR)

Halkan ka daawo