Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom
Loading...

Tirada Maleeshiyaadka Dr Galaydh Loo Qaramaynayo Oo La Shaaciyay……….

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Maamulka Hargeysa ayaa la sheegayaa inay qaramaynayso maleeshiyaad daacad u ah dr galaydh kuwaa oo xarumo looga dhigi doono degaanada koonfurta gobolka sool sida ay noo xaqiijiyeen goob-joogayaal u dhuun daloola maamulka iyo kooxda caynaba.

500 oo maleeshiyo 00 ah wajiga hore ayaa lagu sheegay in 250 maleeshiyo la siiyay beesha bahararsame 150 maleeshiyana la siiyay beesha guuleed garaad halka beesha ugaasyana la siiyay 100 maleeshiyo ah waxaana lagu wadaa maalmaha soo socda in la xareeyo

Heshiiska gacan ku dhiigle muuse biixi iyo dr galaydh ayaa hadda ku soo aruurtay is hubayn iyo saldhigyo laga samaynayo degaano dhowr ah oo gobolka sool ka tirsan

Loading...

 

Loading...

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Siciid says:

    Guul khaatumo somaliland lawadaleeyahay koonfur iyo puntland cadho udhinta alla idankii no daarood koonfur iyo woqooyi madaxweyne koonfur raisalwasaare woqooyi allaahu akbar cadowga khaatumo hajabo




RIIX WARARKAN CUSUB

Loading...
Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE