Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom
Loading...

Shirkada Hass Petrolium oo Abaalmarino Ku Guddoonsiisay Macaaamiisheeda Laascaanood

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Shirkada Gaasta iyo Saliidaha ee Hass Petrolium ayaa maanta abaalmarino kala duwan siisay dhamaan Macaamiisheeda
ee Xafiisyada kala duwan ee ay ku leedahay magaalooyin ka kala duwan ee ku yaalla Somalia .

Shirkadan ayaa sidoo kale gudoonsiisay abaal marin dhanka Saliidaha ganacsatada yar yar ee ku xamaasha
gaadiidlayda Bajaajta ee magaalada Laascaanood .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Madaxa Suuq gaynta Shirkada Hass ee goobolka Sool Cabdi ataax Maxamed Cabdi ayaa sharaxaaadka ka bixiyey ujeedka
abaalmarinadan .

Dhinaca kale , Waxaa ay uga mahad naqeen qaar ka mida macaamiishii qaatay abaal marinta
Shirkada Hass Petrloium tallaabadan

Shirkada Hass Petrolium ayaa ah Shirkada ugu wayn dhanka Salaiidaha iyo Gaasta waxaana ay Xafiiskeeda
ugu wayn ay ku leedahay magaalada Nairobi ee wadaka Kenya .

Loading...

 

Loading...

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (0)




RIIX WARARKAN CUSUB

Loading...
Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE