Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

(Video) SNM-ta Oo Maleeshiyaadkeeda Ka Soo Saaraysa TUKARAQ Sabab

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

48 Saac gudahood ayaa la sheegay inay maleeshiyaadka SNM kaga bixi doonaan degaano ay kamid tahay tukaraq kadib markii maamulka Gaas oo u baqay in loo dhawaado uu xidhiidh joogto ah la sameeyay dawladaha jaarka iyo qaramada midoobay

Ka bixitaanka Maleeshiyaadka SNM waxaa lagu cadeeyay kulan shalay dhex-maray ergayga qaramada midoobay  Michael Keating oo hadda ku sugan magaalada hargeysa

Maamulka Puntland oo u danaynaya caasimadooda Garowe in aan loo soo dhawaan ayaa culays badan saaray beesha caalamka in maleeshiyaadka SNM laga fogeeyo oo xuduuda noqoto deegaanka Tukaraq

Halkan Ka Daawo

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (0)




New Course: MYSQL (63 CASHAR)

Halkan ka daawo