Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom
Loading...

(Video) Xubno Taageeray Qabsashada SNM-ta Guud Ahaan Dhulka DHULBAHANTE

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Halka hoose ka daawo xubno ka soo jeeda beesha dhulbahante oo taageersan in guud ahaan dhulka SSC la wada qabsado

Loading...

Loading...

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. Turab says:

    Bismillaah

    Fadlan, Taleex iyo Qoriley, Madheertu way isu soo qaawisey, shacabkoodu hadday hadlaan way cadho hadleen. Haddaannu nahay shacab weynaha Khatumo, ma ogololin in beel beel loo shaabadaeeyo dadka reer SSC ama loo kala furfuro. Qolyahan aad video ga ka soo duubteen ma wada metelaan reer Qoriley ama reer Taleex? Waxay ka hadleen dareenkooda. WBT

  2. Halgama says:

    Waxaa ii muuqda niman daalan oo been iyo borobogaande ku daalay waana munaafiqiin aan dano gaar ah wata ee hadal koodan yaan dhag loo dhigin waa iska hadlayaan ilmo igaro




RIIX WARARKAN CUSUB

Loading...
Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE