Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

(Video) Ader Ismail Dhabdhable Oo Xil Culus Loo Magacaabay………………..

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Ader Ismail Dhabdhable oo kamid ah xubnaha ugu firfircoon jaaliyadaha khaatumo ayaa loo magacaabay xidhiidhiyaha Jaaliyadaha iyo maamulka khaatumo.

wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha maamulka khaatumo Dr Cabdul Cagalule ayaa lagu faahfaahiyay xilka xidhiidhiyaha xukuumada iyo jaaliyadaha khaatumo

Ader Ismail Dhabdhable ayaa lagu xasuustaa sidii adkayd ee ay iskugu hawli jirtay hawlaha khaatumo iyo waliba qaban qaabada shirweynaha ssc ee buuhoodle

Halkan Ka Daawo

 

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (0)




New Course: MYSQL (63 CASHAR)

Halkan ka daawo