Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

Dr Galaydh Oo Lagu Bahdilay Hargeysa kadibna Ogalaaday Inuu ka Qeyb-galo Shirweynaha BUUHOODLE….

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Dr Cali khaliif galaydh ayaa kulan iskugu yeedhay cuqaal odayaal iyo garaad jaamac garaad ismaciil oo intooduba ku sugan magaalada hargeysa kulankan oo ahaa mid saacado badan socday ayaa ugu horayn waxaa ka hadlay odayaal taageerayaal u ah dr galaydh kuwaa oo goobta ka sheegay in hawlaha iyo magacaabista wasiirada somaliland loogu daba-fadhiisto dr cali khaliif galaydh

Hasayeeshee Boqor khadar Cali Jaamac oo goobta ka hadlay ayaa sheegay inaysan waxba ka jirin wax khaatumo la yiraahdo islamarkaana cali khaliif uusan matalin dadka deegaanadda Sool Sanaag iyo Cayn arintan ayaa buuqii ka dhashay sababtay in goobta lagu kala koco

Dr Galaydh oo todobaadkii hore la kulmay muuse biixi ayaa loo sheegay hadii uu keeni kari waayay isimadii uu keeno cuqaashii arintan oo hadda dr galaydh u socon wayday

Dhinaca kalena kulan qarsoodi ah oo dr galaydh iyo beesha bahararsame dhex-maray ayaa la isla qaatay in dr galaydh uu taageero shirka nabadaynta buuhoodle islamarkaana uu ka qeyb-galo

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (0)




New Course: MYSQL (63 CASHAR)

Halkan ka daawo