Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

(Video) Maxaad Ka Aamisan-tahay Shirka BUUHOODLE Daawo Barnaamij Xiisa Badan…

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Bulshada degaanada sool sanaag iyo cayn gaar ahaan qurba-jooga ayaa siyaabo kala duwan oga hadlay shirweynaha degaanada SSC ee buuhoodle lagu qabanayo

Halkan Ka Daawo

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Turab says:

    Bismillaah
    Shacabka reer Khatumow, danta guud iyo teena, qof walba u gaarka, teebaynu hormarinaa, ma ta guud mise ta gaar ahaaneed? Danleyda reer Khatumo iyo xildhibaanadii Bilaadu bint u dirsatay Xamar, ee aynu ogayn xaaladaii ay ku galeen golaha shacabka, ee lagana dhacay shacabka Khatumo, yay metelaan/codkoodana ku hadli karaan, waa cidna. Danley/garab rarato, waxay uun wataan, dantoodii u gaarka ahayd, cidna kuma meteli karaan dantaa gaar ahaaneed. Iyagoo afkii Bilaadu bint ku hadaaqaya kama hadli karaan arrimaha Khatumo u gaarka ah.
    Sidoo kale, haddii ay doonayaan danleydu iyo dadkay wataan, inay madax ka noqdaan Khatumo, waa muwaadiniin u dhashay degaanka. 8 bilood baa ka hadhay waqtigii la bedelayey maamulkan, ha soo diyaar garoobeen; shirkooda dhiciskana ha ku beegtaan, xilligaa. Laakiin maamulkan wata shaqadiisii, ma aha inay marba is hor dhigaan.
    Hadda waxaynu ognahay, in maamulku yidhi nabad baanu qaadanay, ha la sugo waxay ka keenaan. iyagoo, maamulku, hawshii ku jira, in marba taswiish beena lagu furo shacabkan, la dulmay, laga fiican. “Yaa shacabu nadal”, inaad dagaalantid/ciidan keentaan-diide, inaad dhaqaale uruurisaan-diide, inaad maamulkiina la shaqaysaan diide, dee markaa ma Cabdiidu jaan baad tihiin.
    Ciyaartan waxa daaha dabadiisa ka maamulaysa, Bilaadu bint. Waxayna rabtaa inay toosh ku ifiso Dawlada Farmaajo, si ay uga riixdaan meesha, ama ugu yaraan, uu ugu noqdo adoon, ay wax u yeedhiyaan. Duulkan sida xaabada lagu burburinayo degaankooda iyo maamulkooda iyo waliba dantoodii guud, goormay is waansan doonaan. WBT




New Course: MYSQL (63 CASHAR)

Halkan ka daawo