Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

(Video) Hadalkii Saleebaan Gaal Oo Dad badan Siyaabo Kala Duwan U Arkay…

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

-Gudoomiyaha golaha guurtida ee Saleebaan Nuur oo waxba kama jiraaan ku tilmaamay heshiiskii dhex maray Cali Khaliif  iyo Somaliland .

Heshiiskan oo dhawaan lagu soo gebo gebeeyey magaalada Caynaba ayaa sheegay in ay ahayd kaliyasoo jeedin ee aanay ahayn heshiis ay wada galeen Dawlada iyo Shakhsi waa in ay anaga na soo maraan . sidaasi waxaa maanta Xarunta Golaha Guurtida kasheegay Gud.Saleebaan Nuur.

Halkan ka Daawo

 

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Turab says:

    Bismillaah

    Axadkan sidaa qaldan ugu fogaanaya Khatumo, noloshiisa waxaa soo dhisay oo iska lahaa baa la yidhi reer Khatumo(hooyadii-JS iyo walaaladii-W/Aden), isagoo yarna Cadan geeyey oo waxna baray.

    Haddaan u soo noqdo hadalkiisan uu iskaga dhigayo wadan-dawlad leh sharci iyo golayaal shaqeeya, oo heshiisyada madaxdoodu gasho la geeyo. Awalan heshiiska Khatumo iyo maamulkooda waxa la geeyey golahooda shacabka oo ansaxiyey in heshiiskasi yahay sharci. Hadday ka baxaana, cid uga futa xumi, ma jirto.

    Doorashadoodii hadda ugu danbeeysay, waxa laga soo duubay iyagoo 6 jiro codaynayaan. Sharciga uu leeyahay waanu maraa muxuu ugu qaadi waayey caruurtaa aan qaan gaadhin ee codaysay, ama doorashadii beenta ahayd ee ku shubashada.

    https://qarannews.com/sawirka-todobaadkahargeysa/




New Course: MYSQL (63 CASHAR)

Halkan ka daawo