Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

(Video) Wada-hadalkii Cabdiwali Gaas Iyo Gudoomiye Maxamed Cawed Cabaase Oo

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Gudoomiyaha jaaliyadaha wadanka beljam maxamed cawed cabaase oo waraysi gaar ah siinayay tv-ga SBS ayaa kamid ahaa xubnihii la hadlay madaxweynaha maamulka puntland ee arimaha degaanada sool sanaag iyo cayn ee dhismaha maamul uu yeesho degaanada Sool Sanaag iyo Cayn

Halkan ka Daawo

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. Turab says:

    Bismillaah
    Wallee, xoogaagii lagu xaman jirey, dadka biyaha xarafada cabaa, 10 kan sanadood ee Laaska la haystay bay soo baxday, Allaw Alle. Reer doqon ma waaye. Allaw sahal amuuraha. WBT

  2. Hay says:

    Masha’allaah,halyey aqoon yahana ayaa u soo baxay dhulbahante. Waxaan qabaa kartida uu ku galay Barlamnka Europe (EU) member. Inuu dalkiisa iyo degaanka SSC. wax ugu qaban karo.




New Course: MYSQL (63 CASHAR)

Halkan ka daawo