Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

Itoobiya Oo Doonaysa Maamul Laga Dhiso Degaanada Sool Sanaag Iyo Cayn SABAB

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Dawladda Itoobiya ayaa lagu waramayaa inay soo dhawaynayso dhismaha maamul goboleed degaanada Sool Sanaag iyo Cayn,sida ay xaqiijinayaan mas,uuliyiin ka tirsan dawladda federaalka soomaaliya kuwaa oo xidhiidh hoose la leh dawlada itoobiya

Dawladda Itoobiya oo inta badan ilaalisa danaheeda ayaa ka xun fara-galinta dawladda imaaraadka ay la wareegtay dakadaha boosaaso iyo berbera ee maamulada somaliland iyo puntland taasoo soo dadajisay inay si cad u taageerto dhismaha maamul goboleed degaanada Sool Sanaag iyo Cayn

Maalmihii u dambeeyay waxaa soo baxayay hawlaha dardargalinta ay wadaan xildhibaanada dawladda federaalka soomaaliya ee ka soo jeeda degaanada SSC kuwaa oo ka dhex-shaqaynayay in maamulka puntland ogalaado dhismaha maamul ay yeelato degaanada sool sanaag iyo cayn

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (5)

  1. Turab says:

    Bismillaah

    Shacabka reer Khatumow, danta guud iyo teena, qof walba u gaarka, teebaynu hormarinaa, ma ta guud mise ta gaar ahaaneed? Danleyda reer Khatumo iyo xildhibaanadii Bilaadu bint u dirsatay Xamar, ee aynu ogayn xaaladaii ay ku galeen golaha shacabka, ee lagana dhacay shacabka Khatumo, yay metelaan/codkoodana ku hadli karaan, waa cidna. Danley/garab rarato, waxay uun wataan, dantoodii u gaarka ahayd, cidna kuma meteli karaan dantaa gaar ahaaneed. Iyagoo afkii Bilaadu bint ku hadaaqaya kama hadli karaan arrimaha Khatumo u gaarka ah.

    Sidoo kale, haddii ay doonayaan danleydu iyo dadkay wataan, inay madax ka noqdaan Khatumo, waa muwaadiniin u dhashay degaanka. 8 bilood baa ka hadhay waqtigii la bedelayey maamulkan, ha soo diyaar garoobeen; shirkooda dhiciskana ha ku beegtaan, xilligaa. Laakiin maamulkan wata shaqadiisii, ma aha inay marba is hor dhigaan.

    Hadda waxaynu ognahay, in maamulku yidhi nabad baanu qaadanay, ha la sugo waxay ka keenaan. iyagoo, maamulku, hawshii ku jira, in marba taswiish beena lagu furo shacabkan, la dulmay, laga fiican. “Yaa shacabu nadal”, inaad dagaalantid/ciidan keentaan-diide, inaad dhaqaale uruurisaan-diide, inaad maamulkiina la shaqaysaan diide, dee markaa ma Cabdiidu jaan baad tihiin.

    Ciyaartan waxa daaha dabadiisa ka maamulaysa, Bilaadu bint. Waxayna rabtaa inay toosh ku ifiso Dawlada Farmaajo, si ay uga riixdaan meesha, ama ugu yaraan, uu ugu noqdo adoon, ay wax u yeedhiyaan. Duulkan sida xaabada lagu burburinayo degaankooda iyo maamulkooda iyo waliba dantoodii guud, goormay is waansan doonaan. WBT

    • SSC - Wiil says:

      Turab,
      Been laawe daanyeera ayaad tahay….
      Maamulka aad leedahay hala sugo, maka Fuckinkii Hargeisa lagu dhabayaa?? Ina Galaydh weligii iddoor ayuu ahaa….Waana ta dhulbahante ka wada baxay khaatumo markuu isku caano shubay….

      Shuushkii iyo xumihii baxyow….hadda la dhisayaa maamulkii 27 yearska lasugayey…

      dadku ka ilbaxsan kana waayo aragsan waqtigii CALIYO dadka sirayeen….

      Naagaha Hargeisa lagu dhabayo…Sida CALIYO iyo, Faraduuf, Baashe waal, Cawarka, Xoolo Koore, Xaartoosiye iyo wixii ay futada ku xaartaan….

      Waxaa hubaal ah insha-alaah gacanta idoor ayey badankood ku dhiman……marka dhulbahante wadada xirto oo la qalqasho kuwa iska dhexmushaaxaya dhulkeena….

      Sidee nin I heysta ay maatadiisa iyo ganacsatadiisu iiga nabad gashaa???

  2. haboon says:

    Maamul beeleedyada Somalia waxaa ANSIXIYA (Sameeya) Dawladda Ethiopia….Haddii la soo gaaray waqtigii dadkaas ayana loo oggolaan lahaa inay samaystaan oo Dawladda Ethiopia ee ayadu awalba diidanayd hadda oggolaatay waa in dadka deegaanku u istaagaan dhismaha maaulkaas laga hirgalinayo deegaankaas….Dani waa Seeto…anigu mahi dadka taageera qoqobka iyo qaybinta umadda Somaliyeed ethiopia ugu kala qoqobayso maamul beeleedyo, balse “Tani Waa Dani Waa Seeto”!!…

  3. Abdi Issa says:

    Wadhlo Itoobiya Sheer bay tahay dekeda berbera ee aad leedihiin way ka xuntahay maamulka dekedana Qayb weyn bay ku yeelan doontaa ma laba itoobiyaa jira

  4. Mr Raadgure says:

    Ethiopia ma dayacayso fursad kasta oo u dagata waayo danaheedaa kujira in ay Soomaalida iyo soomaaliya sii wiiq wiiqdo, walow ay Ethiopia horey dayaca soomaalida haysta dano badan ku fushatay




New Course: MYSQL (63 CASHAR)

Halkan ka daawo